Maamulka Ximin iyo Xeeb ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay waxa ay ku saabsan tahay caasuumaad dhawaan ay ka heleen maamulka Gal-mudug State.
Wasiirka arrimaha gudaha ee maamulkaasi Maxamed Xaaji Xuseen ayaa u sheegay Goobjoog FM in ay jiraan wada hadallo maamulada Galmudug iyo Ximin iyo Xeeb ka ga furmay magaalada Gaalkacyo, islamarkaana casumaada ay taasi ku saabsan tahay.
Wada hadaladan oo qaarkood ku saleysan maamul u sameynta gobalada dhexe ayuu sheegay wasiirka in loo baahan yahay helida aragti mideysan in si loo gaaro dhismaha maamul loo dhan yahay.



From the comments