Gudoomiyahii hore ee gobalka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur Tarsan, sheegayna in uu yahay gudoomiyaha xisbiga cadaaladda Bulshada ayaa sheegay in cadaalad darro uu sheegay in dalka ay ka jirto horsed u noqon doonto sii dheeraanshiyaha amniga darro iyo kala qeybsanaanta shacabka Soomaaliyeed.
Tarsan ayaa sidoo sheegay in loo baahan yahay helitaanka cadaaladda bulshada Soomaaliyeed, si looga gudbo dhibaatooyinka heysta umadda, loona helo horumar dhinacyo badan leh.
Wuxuu ku nuux-nuuxsaday in maamulka Somaliland ay ugu baaqayaan inuu la qaato aragtidani si loo gaaro midnimada shacabka Soomaaliyeed oo dagaaladii Sokeeye ee dalka qoloba meel ciirsatay.



From the comments