Kalfadhiga 34-aad ee Baarlamaanka dowladda Puntland ayaa maanta oo Sabti ah fadhigooda kaga hadleen sidii looga doodi lahaa dhulka ka maqan Puntland 7-sano iyo sidii xukumadda Cabdiwali Cali Gaas ugu howlgali lahaa sidii loosoo celin lahaa dhulkaasi isaga ah.
Xildhibaadda oo qaarkood hadalko soo jeediyay ayaa ku baaqay in guddi isku dhafan la sameeyo maadama ay tahay arrin amni ayna muhiim tahay in si wadajir ah loogu howlgalo sidii dhulka maqan loosoo celin lahaa.
Madaxwaynaha Puntland Cabdiwali Cali Gaas ayaa doorashada ku galay inuu soo celin doono deegaanadda maqan sida Gobalka Sool magaalo madaxdiisa.



From the comments