Goobjoog

War Deg Deg ah : Guddoomiyaha Baarlamaanka oo Ku Dhawaaqay Xiliga Mooshinka Loo Fariisanayo

Waxaa haatan waraaq kasoo baxday xafiiska guddoomiyaha baarlamaanka Prof. Maxamed Cusmaan Jawaari lagu sheegey in 2-da bisha oo arbacada ah loo fariisan doono kulanka baarlamaanka ee lagu gudagalayo ajandaha kalsooni…

JawaariWaxaa haatan waraaq kasoo baxday xafiiska guddoomiyaha baarlamaanka Prof. Maxamed Cusmaan Jawaari lagu sheegey in 2-da bisha oo arbacada ah loo fariisan doono kulanka baarlamaanka ee lagu gudagalayo ajandaha kalsooni kala laabashada Ra’isulwasaaraha, iyada oo dooda lagu soo afjari doono illaa maalinta sabtida oo ku beegan 6da bisha.

Akhriso War saxaafadeedka Guddoomiyaha Baarlamaanka

Go’aanka Guddoonka Golaha Shacabka 29.11.2014

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments