Goobjoog

Bandhig Dhaqanka Soomaaliga oo Lagu Qabtay Xerooyinka Dhadhaab (Dhageyso)

Waxaa xerooyinka Dhadhaab ee ay ku jiraan qaxootiga tirada badan ee Soomaaliyeed lagu qabtay bandhig dhaqanka Soomaaliga, gaar ahaan ciyaaraha dhaqanka ee kala duwan, waxaana usoo daawasho tagay dad badan.…

dumar qaxooti ahWaxaa xerooyinka Dhadhaab ee ay ku jiraan qaxootiga tirada badan ee Soomaaliyeed lagu qabtay bandhig dhaqanka Soomaaliga, gaar ahaan ciyaaraha dhaqanka ee kala duwan, waxaana usoo daawasho tagay dad badan.

Dadka qaxootiga ku nool oo kala qaxay dhamaan gobolada Soomaaliya ayaa soo bandhigey dhaqamada kala duwan ee gobolada Soomaaliya iyo ciyaaraha hiddaha iyo dhaqanka Soomaaliyeed.

Bulsho iyo dhalinyaro badan oo aad u faraxsan oo usoo daawasho tagay bandhiga ayaa sacab weyn u tumayay dadkii ciyaaraha soo bandhigayay.

Dhageyso

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments