Goobjoog

Qiimaha Kalluunka ee Suuqyada Magaalada Muqdisho oo Hoos u Dhacay

Waxaa aad hoos ugu dhacay qiimaha kalluunka la kala siisto suuqyada magaalada Muqdisho sida ay sheegeen ganacsatada kalluunka, waxayna tani ku tilmaameen in ay ugu wacantahay dabeylihii badda oo joogsaday…

kalluunka muqdishoWaxaa aad hoos ugu dhacay qiimaha kalluunka la kala siisto suuqyada magaalada Muqdisho sida ay sheegeen ganacsatada kalluunka, waxayna tani ku tilmaameen in ay ugu wacantahay dabeylihii badda oo joogsaday iyo jawi kuleel oo jira kaasi oo kalifaya in kalluunka uu banaanka usoo boxo.

Siciid oo ka mid ah ganacsatada ayaa sheegey in kiilihii kalluunka la kala siisanayo illaa 60 kun oo shillinka Soomaaliga ah iyo waliba ka hoose.

Qiimaha kalluunka ayaa aad qaali u ahaa dhawaanahan, taasi oo ay ka cabanayeen dadka danyarta ah.

 

 

Dhageyso

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments