Dalka Turkiga waxaa isugu tagay wufuud ka kala socota maamulka Somaliland iyo dowladda federaalka ee Soomaaliya, waxaana halkaasi lagu wadaa in wadahadalo ay oga biloowdaan.
Wadahalada oo aanan ahayn kuwa caadi ah ayaa waxa ay ka dambeyeen kadib markii safiirka Turkiga u fadhiya Soomaaliya uu booqasho ku tagay magaalada Hargeysa, si uu u dardar galiyo wadahadalada oo muddo hakad galay.
Waftiga dowladda federaalka waxaa hogaaminaya Cabdikariim Xuseen Guuleed oo ah la taliyaha madaxweynaha, horeyna u ahaa wasiirkii arrimaha gudaha markii labilaabayay wadahadalada.



From the comments