Xildhibaanada wada mooshinka ka dhanka Ra’isulwasaaraha Soomaaliya Cabdiwali Sheekh Axmed ayaa sheegay in rajo wanaagsan ka qabaan qabsoomidda kulanka baarlamaanka si buuq iyo sawaxan la’aan ah.
Maalinta burrito ah oo talaado ku beegsan 2-december ayaa baarlamanka la geynayaa mooshinka, sida lagu caddeeyay warkii ka soo baxay xafiiska guddoonka golaha shacabka Soomaaliyeed.
Illaa sedex kulan oo kan ka horeeyey ayaa waxaa hareeyey buuq iyo qeylo, taas oo suurogal ka dhigi weysey in kulamadaasi ay qabsoomi waayaan.



From the comments