Goobjoog

War Deg Deg ah : Mooshinka oo laga qeybiyey Baarlamaanka, Guddoomiyaha oo Yimid

Wararka hadda naga soo gaaraya baarlamaanka Soomaaliya waxa ay sheegayaan in mooshinkii iyo ajandihii la qeybiyey, islamarkaasina uu soo fariistey guddoomiyaha baarlamaanka. Ma jiro wax buuq iyo qeylo ah sidii…

Wararka hadda naga soo gaaraya baarlamaanka Soomaaliya waxa ay sheegayaan in mooshinkii iyo ajandihii la qeybiyey, islamarkaasina uu soo fariistey guddoomiyaha baarlamaanka.

Ma jiro wax buuq iyo qeylo ah sidii kulamadii horey u dhacday.

Sida ay soo sheegayaan wariyeyaasheena ku sugan gudaha baarlamaanka, xildhibaanada ayaa aad oga soo qeybgalay kulanka, waxana si degen ay u fadhiyaan kuraastooda, iyada oo sugaya inta la furayo kulanka.

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments