Qarax miino ayaa maanta deegaanka Lafoole ee galbeedka Muqdishu lagu la eegtay Kolonyo Baabuur oo ay lahaayeen Ciidamada AMISOM.
Maamulka Deegaanka Lafoole ayaa Goobjoog News u xaqiijiyay Dhacdada isagoo intaa raaciyay in ay wadaan baaritaan arinkaas la xiriira, Goomiyaha nooma sheegin qasaaraha ka dhashay qaraxan lala eegtay ciidamada AMISOM.
Waxaa lagusoo waramayaa in Weerar kale oo AMISOM lagu qaaday uu maanta ka dhacay Marka tasoo aan sidoo kale la ogeyn qasaaraha ka dhashay.



From the comments