Goobjoog

Hoobiyayeel Lagu Weeraray Saldhig AMISOM Leedahay Magaalada Buulo-Burde (Dhageyso)

Hawlgalo ayaa laga sameeyey magaalada Buulo-Burde kadib markii hoobiyeyaal lagu weeraray saldhig ay degenaayeen ciidamadda AMISOM ee halkaasi ku sughan. Sida uu Goobjoog u sheegey guddoomiyaha Buulo-Burde Cusmaan Geedi Cilmi…

amisomHawlgalo ayaa laga sameeyey magaalada Buulo-Burde kadib markii hoobiyeyaal lagu weeraray saldhig ay degenaayeen ciidamadda AMISOM ee halkaasi ku sughan.

Sida uu Goobjoog u sheegey guddoomiyaha Buulo-Burde Cusmaan Geedi Cilmi in hawlgalka dad kala duwan oo weerarka lagu tuhunsanyahay lagu soo qabtay, uuna socdo baaritaano kala duwan.

Hoobiyeyaasha ayaa waxaa la tuhunsanyahay in magaalada dhexdooda laga soo tuurey, maamulkana waxa ay isku dayayaan in ay ogaadaan guriga laga soo tuurey.

 

 

Dhageyso

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments