Dibadbax ayaa maanta ka dhacay Wadada Makka Al-mukarrama ee Magaalada Muqdisho, kaa oo ay dhigeyn qaar ka mid ah Curyaamiinta Soomaaliyeed.
Waxa ay buuxdhaafiyeen Barxadda Isgoyska Sayidka, iyaga oo xiray isku socodka gaadiidka dowladda iyo midka Shacabka intaba.
Waxay laamiga ku xireen gaadiidka curyaamiinta oo ay wataan, waxaana ay celiyeen gaadiidka dagaalka ee dowladda gaar ahaan kuwa lo yaqaano Cabdi bilayaasha oo ay saarnaayeen ciidamo aad u badan iyo sidoo kale gaadiid kale oo u muuqday in ay wadeen mas’uuliyiin.







From the comments