Waxaa maanta kulankii caadiga ahaa isugu yimid xildhibaanada baarlamaanka maamulka Puntland, kaa oo ajandaha ahaa cod u qaadista xeerka Waxka bedalka Gudiga doorashooyinka ee maamulkaasi.
Wasiirada maamulka Puntland ayaa xeerkani oo ka kooban 26 qodob ansixiyay, kaas oo wax ka bedal lagu sameeyay iyadoo la raacay midkii hore ee Gudiga Doorashada.
Xildhibaanada Puntland ayaa yeeshay dood ku aadan Xeerkaan iyo sidoo kale sida ay u arkaan qaabka wax looga bedalay xeerka Gudiga Doorashada maamulkaasi.



From the comments