Maxamed Cumar Nuur oo ah agaasimaha Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuql Insaanka Dowladda Federaalka ayaa habeenkii xalay ahaa lagala baxay hoygiisa oo ku yaala degmada Waaberi ee Magaalada Muqdisho
Xubno ka tirsan Wasaaradda Haweenka, ayaa u xaqiijiyay Goobjoog, in xalay lagala baxay gurigiisa Xilli dadka intiisa badan ay hurdeen.
Waxay ehlada intaasi ku dareen in hoyga ay yimaadeen ciidamo ka dibna ay halkaasi agaasimaha kala baxeen.



From the comments