Goobjoog

War Deg Deg Ah : Macalin Kubbadda Cagta oo Caawo Lagu Dileyy Dharkeenleey

Mid ka mid ah macalimiinta kubbadda cagta ee degmada Dharkeenleey ayaa caawo halkaasi lagu diley sida ay sheegayaan wararka halkaasi naga soo gaaraya. Macalinka la diley ayaa lagu magacaabaa Maxamuud…

Mid ka mid ah macalimiinta kubbadda cagta ee degmada Dharkeenleey ayaa caawo halkaasi lagu diley sida ay sheegayaan wararka halkaasi naga soo gaaraya.

Macalinka la diley ayaa lagu magacaabaa Maxamuud Cabdisitaar Sheekh Muxyadiin (Musaya), walina ma heyno faahfaahin ku saabsan dilkiisa.

Wixii xog dheeraad ah oo kasoo kordha dib ayaan kasoo tabin doonaa

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments