Degmooyin ka mid ah gobalka Gal-gaduud waxaa ka dhacay dagaal u dhaxeeyay ciidamo ka kala tirsan dowladda Federaalka iyo Ahlu-sunna Waljameeca kaa oo sababay qasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirta.
Inkastoo weli aan wax xal ah laga gaarin dagaaladaan, waxaa hadana Aqoonyahan lagu magacaabo Mustaf Nuur Guuleed kana soo jeeda Gal-mudug uu dagaalka ku eedeeyay in maamulka Puntland ay sii hurinayaan.
Wareysi uu siiyay Goobjoog Fm, ayuu ku sheegay in ogyahay dagaalkaan lug ay ku leedahay maamulka Puntland, dhaqaalane ku bixinayaan waa sida uu hadalka u dhigaye.



From the comments