Waxaa maanta la filayaa in xerooyinka Qaxootiga ee Dhadhaab laga soo qaado qeybtii Labaad Qaxooti Soomaaliyeed oo dalbaday in dib loogu soo celiyo wadankooda.
Dadkaan maanta lasoo qaadayo ayaa tiro ahaan waxay gaarayaan 93 qof, kuwaa oo si iskood ah isku diiwaan geliyay.
Soo daabulidda dadkaan waxaa qeyb weyn ka qaadanaya Hay’adda Qaxootiga ee Qaramada Midoobay UNHCR, iyadoo la keeni doono degmada Dhoobleey, dhamaan dadka lasoo qaado.



From the comments