Iyada oo dhawaanahan ay banaanbaxyo joogto ah dhigayeen curyaamiinta Soomaaliyeed iyaga oo ka cabanayay daryeel xumo iyo in gargaarkii loosoo dhiibey aanan lasoo gaarsiinin ayaa maanta 3 kun oo ka mid ah curyaamiinta waxaa loo qeybiyey raashiin isugu jira bur iyo sokor.
Waxaa raashiinka qeybisey wasaaradda arrimaha gudaha oo ay curyaamiinta ku hor banaanbaxayeen.
Naafada raashiinka loo qeybiyey ayaa ku kala nool degmooyinka Hodan iyo Kaaraan, waxayna u badanyihiin dad tabar daran.



From the comments