Maamulka Somaliland ayaa sheegey in ay gacanta ku dhigeen illaa 51 doonyood oo kuwa kalluumeysiga ah kuwaasi oo si sharci darro ah oga jalaabanayay badda Soomaaliya.
Sida uu sheegey Admirtal Axmed Cusmaan waxaa doomahani laga leeyahay dalalka Yemen iyo Masar, waxaana saarnaa illaa 250 shaqaale ah oo iyaguna gacanta lagu dhigey.
Waa hawlgalkii ugu balaarnaa oo ay sameeyeen ciidamadda illaalada badda ee Somaliland oo ay tabobareen ciidamadda badda ee Midoowga Yurub.



From the comments