Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay ahaa waxa uu ka qeybgalay kulan balaaran oo looga hadlayay amniga guud ee dalka, kaa oo ka dhacay magaalada Muqdisho.
Kulankaan waxaa kaloo ka qeybgalay taliyaasha ciidamada qalabaka sida ee dowladda Federaalka iyo saraakiil ka mid ah AMISOM.
Waxaa kulanka uu ahaa mid diiradda lagu saarayay arimaha amniga dalka, gaar ahaan magaalada Muqdisho, howlgaladii ugu dambeeyay ee ciidamada dowladda sameeyeen, iyo sidoo kale waxaa la sagoontiyay taliyahii ciidamada AMISOM.



From the comments