Goobjoog

Cabdiwali Sheekh Axmed oo Shaqaalaha Wasaaradda Kula Dardaarmay In ay La Shaqeeyaan Ra’isul Wasaaraha Cusub(Dhageyso)

Sii-hayaha xilka Ra’isalwasaaraha Soomaaliya mudane C/weli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta xafiiska waxaa uu kulan kula kulmay qeybaha kala duwan ee shaqaalaha xafiiska Ra’isulwasaaraha kaas oo ku saabsanaa sagootin Ra’isalwasaare…

Sii-hayaha xilka Ra’isalwasaaraha Soomaaliya mudane C/weli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta xafiiska waxaa uu kulan kula kulmay qeybaha kala duwan ee shaqaalaha xafiiska Ra’isulwasaaraha kaas oo ku saabsanaa sagootin Ra’isalwasaare C/weli loo sameynayay .

Mr. Axmed iyo shaqaalaha Wasaaradda ayaa isla soo qaaday mudada xilka uu hayay wada shaqeyntii dhex martay shaqaalaha xafiiska Ra’isalwasaaraha.

Cabdi Wali ayaa mahadcelin kadib kula dardaarmay shaqaalada in ay la shaqeeyaan Ra’isul Wasaaraha cusub, soona dhaweeyaan, waxaanu u rajeyay Wasiirka Koobaad nasiib wacan.

Halkan ka dhagesyo Codka Cabdiwali

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments