Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa kulan xasaasi ah ku leh xaunta golaha shacabka ee Magaalada Muqdisho, iyada oo la donaayo in maanta codka kalsoonida ah loo qaado Ra’iisul wasaaraha magacaaban Cumar Cabdirashiid.
Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa soo xaadiray xarunta golaha shacabka, waxaana la filayaa in halkaasi ay gaaraan Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul wasaaraha magacaaban Cumar Cabdirashiid Cali.
Hadaba xildhibaanada waxaa loo qeybiyay ajendaha kulanka maanta waxaana uu yahay sidan:-



From the comments