Waxaa xarunta madaxtooyada ka socota xaflad xil wareejinta Wasiirka koobaad ee Federaalka Soomaaliya.
Wararka ay Goobjoog News heshay ayaa sheegaya in hadda ay xafladda joogaan Labada Mas’uul ee xilka lakala wareegaya, Ra’isul Wasaarihii hore Cabdi Wali Sheekh iyo Ra’isul Wasaaraha cusub Cumar Cabdirashid.
Isha aanu warkan ka helnay ayaa intaa ku darday in sidoo kale ay goobta joogaan Xildhibaano iyo Wasaaradii Cabdiwali.



From the comments