Barnaamijka Hanka Nolosha Qeybtii 15-aad (Dhageyso)
Sheeko:Dalka
Waxaan halkaan idiin kugu soo gubineynaa Barnaamijka Hanka Nolosha oo ah Barnaamij Todobaadkiiba Mar aynu idiin soo tabineyo, waana qeybtii 15-aad
Barnaamijka Hanka Nolosha waxa aynu kusoo bandhignaa Hanka Dhalinyarada Soomaaliyeed, waxaana maanta idiin tabinaya wariyaheena Cabdiweli Jamaaca Barre.
Halkaan Hoose ka dhageyso Barnaamijka.
Goobjoog News