Goobjoog

Isbitaal Dhawr Dabaq ah oo La Dhagax Dhigey Jowhar (Dhageyso)

Isbitaal noqonaya isbitaalka ugu weyn gobolka Shabeelada Hoose ayaa maanta la dhagax dhigey dhismihiisa magaalada Jowhar ee gobolkaasi. Isbitaalka waxa uu ka koobnaanayaa illaa 3 dabaq, waxaa maalin kasta booqan…

jowharIsbitaal noqonaya isbitaalka ugu weyn gobolka Shabeelada Hoose ayaa maanta la dhagax dhigey dhismihiisa magaalada Jowhar ee gobolkaasi.

Isbitaalka waxa uu ka koobnaanayaa illaa 3 dabaq, waxaa maalin kasta booqan karta illaa 250 bukaan socod ah iyo 100 qof oo jiif ah.

Guddoomiyaha gobolka Shabeelada Hoose Cali Cabdulle Xuseen Guudlaawe oo dhagax dhigey isbitaalka ayaa u mahadceliyey hey’adda Islamic Releif oo maalgalinta leh, wuxuuna sheegey in isbitaalka ay ka wada faa’iideysan doonaan dhamaan dadka gobolka.

Dhageyso

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments