Madaxweynaha Wadanka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa booqashadiisa ugu horeysa tan iyo markii la doortay ku tagi doona 12 Dal oo Afrikaan ah sanadka 2015-ka.
Madaxweynaha, ayaa waxaa la xaqiijiyay in bishaan uu booqan doono dalalka Somaliya, Ethiopia iyo Tanzania, laakiin si rasmi ah looma shaacin mudada uu safarkaasi qaadan doonto iyo goorta uu bilaabanaayo.
Recep Tayyip Erdoğan ayaa bishii August ee sanadkii 2011-ka yimid Soomaaliya isagoo xiligaas ahaa Ra’isul Wasaaraha dalka Turkiga halka uu haatan yahay Madaxweynaha dalka Turkiga.



From the comments