Hay’adaha amaanka dowladda Federaalka ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay sababta rasmiga ah ee ka dambeysa in la xiro Qeyb ka mid ah wadada Makka Al-mukarrama ee Magaalada Muqdisho.
Afhayeenka Hay’adahaasi Khaasim Axmed Rooble ayaa u sheegay Goobjoog Fm, in qorshahan ay tahay oo kaliya sugidda amaanka magaalada Muqdisho.
Waxa uu Afhayeenka sheegay in shacabka ay ka raali gelinayaa hadii ay la kulmaan caqabado ku aadan xagga Isticmaalka wadada, isaga oo sheegay in kaliya waxa laga shaqeynayo amaankooda ay tahay.



From the comments