Sanad ka hor maanta oo kale waxa ay ku beegan tahay markii xilka madaxweynaha maamulka Puntland loo doortay Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, kaa oo xilka kala wareegay Maamulkii uu hogaaminayay Cabdiraxmaan Faroole.
Magaalada Garowe waxa ka soconaya qaban qaabo ku aadan qabashada munaasabad loogu dabaal degayo markii uu Madaxweyne Noqday Mr Gaas, taa soo Hal Sano kasoo wareegtay.
Amaanka Magaalada Garoowe ayaa si aad ah loo adkeyay, waxana xarunta Madaxtooyada Maamulkaasi ka soconaya qaban qaabada dabaal degan.



From the comments