Maamulka KMG ee Jubba ayaa sheegay in tallaab adag ay ka qaadi doonaan cid walba oo isku dayda in ay ku xadgudubto amar ay kasoo saareen dhanka dulalka.
Guddoomiyaha gobalka Jubbada Hoose ee Maamulka KMG Jubba Cabdirashiid Gooni ayaa sheegay inuu jiro amar laga soo saaray dhulka oo aysan jirin cid ku xad-gudbi karta, sidoo kale ay uga digayaan dadka in amarkaasi ay ka madax adeegeen.
Xeer ilaalinta gobalka iyo hay’adaha amniga ee maamulka Jubba ayuu faray in cid walba oo madax adeegta ay tallaabo ka qaadaan.



From the comments