Maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa soo saaray wareegto ay kaga soo horjeedaan baarlamaanka cusub ee maamulka Jubba, iyo wadadii loomaray dhismaha baarlamaankaasi.
Wasiirka warfaafinta maamulkaasi Xasan Cabdo oo saxaafadda la hadlay ayaa sheegay in baarlamaanka Jubba uu yahay mid aanay u dhameyn umadda Soomaaliyeed.
Waxa uu sheegay wasiirka in ay jireen wadada hadallo u dhaxeeyay maamulada Jubba iyo Koonfur Galbeed, hase ahaatee la baalmaray.




From the comments