Haweeney dhawaan madaxweynaha dalka Maraykanka uu u magacaabay safiirka Maraykanka u fadhin doona dalkeena Soomaaliya ayaa lagala laabtay warqadihii Safiirnimo.
Katherine Simonds Dhanani oo aheyd Diplomasiyad horay ugu soo shaqeysay dalal badan oo qaaradda afrika ka tirsan ayaa la sheegay in ay san xilkaasi aysan sii hayn karin sababo la xiriira shaqsiyadeyda iyada oo aan wax faafin ah laga sii bixin sababta lagala laabtay qabashada xilkaasi
Maraykanka ayaa xiray Safaaradiisii Soomaaliya 1991 xiligaa oo ay meesha ka baxday dowladdii uu horkacayay Maxamed Siyaad Barre.




From the comments