Wasiirka Gaashidhiga Mareykanka Ash Carter ayaa dilka Hogaamiyaha Daacish ee Abuu Syaaf ay muhiim u tahay dadka iyo dalka Mareykanka.
Ciidamada Gaarka ah ee Mareykanka ayaa Abuu Syaaf ku dilay gudaha dalka Suuriya halkaas oo ay ku qaadeen weerar, Wararka ayaa intaa ku daraya in Mareykanka Ciidamadiisa aanay waxba ka dhiman.
Waa howl-galkii ugu horeeyay ee Mareykanka sheegaan ee dhulka,




From the comments