Guddiga Badbaadinta Iyo Samatabixinta Qaxootiga Soomaaliyeed ayaa hadda waxa ay kala hadalayaan shacabka Soomaaliyeed Goobjoog News, si dadku ay ugu gurmadaan walaalahooda ku dhibban dalka Yemen.
Dhageystayaasha Goobjoog dal iyo dibad kala jooga ayaa la filayaa in barnaamijkaan ay ka qeybqaataan, si ay wax isugu daraan walaalahooda Soomaaliyeed ee ku dhibban dalka Yemen.
Dhageystayaasha Goobjoog news ee ku sugan dalka gudahiisa waxa ay barnaamijka waxa ay inoo soo wici karaan sidan:-




From the comments