Saraakiil sarsare oo ka socda wasaaradda difaaca Maraykanka ayaa maanta kulamo kala duwan magaalada Kismaayo kula yeeshey madaxda ciidamadda xoogga dalka iyo saraakiisha ciidamada maamulka Jubbaland.
Kulanka ayaa waxaa sidoo kale ka qeybqaatay madaxweyne ku xigeenka koowaad ee Jubbaland Jeneraal Cabdullaahi Fartaag.
Waxaa laga wada hadlay isku dhafka ciidamada iyo sidii loo qalabeyn lahaa ciidamada marka la’isku dhafo.




From the comments