Wararka ka imaanaya dalka Yemen ayaa sheegaya in kooxaha kasoo horjeeda Xuutiyiinta ay ku dhawaadeen magaalada Sacda, saldhiga ugu weyn Xuutiyiinya ee Waqooyiga dalka Yemen.
Wararka ayaa intaa ku daraya in meelo badan oo ka tirsan Sacda ay u muuqato Mucaaradka iyo taageerayaasha Cabdirabu Mansuur Haadi.
Maleeshiyaadka Xuutiyiinta iyo taageerayaasha Mansuur ayaa sidoo kale isku hor fadhiya Ebyen, Taciz iyo Cadan.




From the comments