MasterCard ayaa ku dhawaaqday in ay heshiis la gashay Premier Bank si uu u bixiyo MasterCard, oo lacag lagula bixi karo waxna looga iibsan karo dalka gudihiisa, dibaddiisa iyo weliba Online.
Arintan waxaa Shirka Dhaqaalaha Adduunka oo ka socdaa Cape Town, ka sheegay Madaxa MasterCard ku qaabilsan Wadamada Saxaraha ka hooseeyay Daniel Monehin oo hadla Telefanka ku halayey.
Madaxa Afrika ee MasterCard, Daniel Monehin, ayaa intaa raaciyay in Premier Bank uu yahay Banki si xirfadeysan loo maamulo oo buuxiyay dhammaan shuruudaha lagu horistaago u raadgadidda lacagta iyo kuwa macaamilaqoonta. 5000 oo MasterCard ayaa lagu wadaa in uu sannadkan bixiyo Premier Bank.




From the comments