Magaalada Dhoobley ee gobalka Jubada Hoose, waxaa ka soconayo shir looga hadlo arimaha Dastuurka Jubbaland, kaasi oo daba socda shirar maalmahaan ka socda magaalada Kismaayo ee xarunta gobalkaasi.
Shirkaan oo maanta galaya maalintiisa Labaad ayaa diiradda waxa lagu saarayaa sida bulshada Dastuurkaasi ay u aragto, iyadoo xubno shacabka Dhoobley iska soo xuleen ay aragtidooda dhiiban doonaan.
Waxaa shalay shirkaan daah furay gudoomiyaha gobalka Jubada Hoose Cabdirashiid Gooni, ka dib safar uu ku gaaray halkaasi, waxaana sidoo kale la socda Odayaal dhaqameed iyo mas’uuliyiin kale.




From the comments