Suldaan Cabdi Madoobe oo ka mid ah waxgaradka ku sugan degmada Cadaado, kana qeybgalaya shirka maamul u sameynta gobalada Mudug iyo Galgaduud ayaa sheegay in shirka ay isaga bixi doonaan hadii dowladda Federaalka wax ka qaban cabashada ay qabaan.
Qaabka hadda lagu maamulayo shirka cadaado ayuu sheegay in aanu ahayn qaabkii loo baahnaa, islamarkaana beelo badan oo beeshooda ka mid tahay la xaqiray.
Suldaanka ayaa hoosta ka xariiqay in shirka Cadaado aanu u socon qaabkii loogu tala galay, laguna xadgudbay beelaha shirkaasi ka qeybgalaaya badankooda.




From the comments