Goobjoog

Puntland Oo Taageertay Go’aankii Maamulka Jubbaland Ka Qaatay Dowladda Federaalka

Maamulka Puntland ayaa maanta soo saaray war-saxaafadeed uu ku taageerayo go’aanka maamulka Jubbaland ka qaatay dowladda Federaalka ah, dhinaca kalena waxa ay cambaareeyeen Mooshiinkii shalay loo codeeyay ee ka dhanka…

Puntland Oo Taageertay Go’aankii Maamulka Jubbaland Ka Qaatay Dowladda Federaalka

Maamulka Puntland ayaa maanta soo saaray war-saxaafadeed uu ku taageerayo go’aanka maamulka Jubbaland ka qaatay dowladda Federaalka ah, dhinaca kalena waxa ay cambaareeyeen Mooshiinkii shalay loo codeeyay ee ka dhanka ahaa golaha wakiilada Jubbaland.

War-saxaafadeedka ayaa waxaa lagu sheegay in mooshinkaasi uu ahaa mid sharci darro ah, islamarkaana ka maamul ahaan kasoo horjeedaan.

Halkaan hoose ka akhriso War-saxaafadeedka Puntland.

Go'aanka Puntland

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments