Goobjoog

WAR DEGDEG AH:- Gawaarida Gaashaaman ee AMISOM oo Gaari Rayid ah Jiiray

Wariyaha Goobjoog New oo hadda ku sugan Isgoyska KM 4 ayaa xaqiijiyay in Gawaarida Gaashaaman ee AMISOM oo Gaari Rayid ah Jiireen Isgoyska KM4 ee magaalada Muqdishu. Dadweynaha ayaa iskugu…

WAR DEGDEG AH:- Gawaarida Gaashaaman ee AMISOM oo Gaari Rayid ah Jiiray

Wariyaha Goobjoog New oo hadda ku sugan Isgoyska KM 4 ayaa xaqiijiyay in Gawaarida Gaashaaman ee AMISOM oo Gaari Rayid ah Jiireen Isgoyska KM4 ee magaalada Muqdishu.

Dadweynaha ayaa iskugu yimid goobta shilka ka dhacay, ilaa hadda lama oga Khasaaraha inta uu la eg yahay, lakin waxaa la xaqiijiyay in Gaariga qofka rayidka uu burbur soo gaaray.

Wixii Faahfaahin ah: kala Soco Goobjoog News.

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments