Hogaamiyaasha 26 dal oo Afrikaan ah ayaa magaalada Sharm El Sheikh ee dalka Masar ku saxiixay heshiis ganacsi oo xor ah.
Wadamadan Heshiiska ku gaaray Sharm El Sheikh Waxaa ay baaxadooda gaarayaan Cape Town xagga Koofurta ah ilaa Qaahira dhanka Waqooyiga.
Waxaa ururkan ku Midoobi doona 3-da urur ganacsi ee ugu waaweyn Qaaradda Afrika sida (COMESA) oo ahaa Bariga iyo Koofurta Qaaradda, (SADC) oo ahaa Wadamada Koofur Afrika iyo (EAC) ee Bariga Afrika.




From the comments