Qaar ka mid ah waxgaradka ku dhaqan gobalka Gedo ayaa ku gacan seyray Dastuurka maamulka Jubbland, ka dib markii dhawaan deegaanno ka mid ah gobalkaasi ay tageen xubno ka socda guddiga Dastuurka maamulkaasi.
Wararka ay Goobjoog News ka helayso degmooyinka Doolow iyo Baladxaawo ayaa sheegaya in waxgaradkii ay diideen qodobo badan oo ka mid ah Dastuurka iyaga oo sheegay in aysan hadda wax talo ah ka dhiibanayn.
Waxaa hakaday kulamada qaar ee arimahaasi ku aadanaa, waxaana xubnahaan ay hadda wadaan sidii ay gooni gooni ula kulmi lahaayeen waxgaradka.




From the comments