Sida ay ku waramayaan Wariyaasha Goobjoog Markabka Nawaal 3 ayaa maanta maqribkii gaaray Muklaah, si uu u soo daad gureeyo Qaxootiga Soomaaliyeed ee Yemen.
Markabka oo Boosaaso ka tagay June 22, 2015, Waxaa uu horay loo saaray Timir, Buskut, Cabtitaan iyo joodariyaal kuwaas oo loogu talo galay Qaxootiga
Waxaa kaloo Markabka la socda Dhakhaatiir iyadoo lagu xiray Marwaxado cusub oo loogu talo galay in ay hawo ka helaan Qaxootiga






From the comments