Qarax Gaari oo lagu soo xiray waxyaabaha qarxa ayaa lala eegtay baabuurka xeer ilaaliyaha guud ee Masar.
Gaariga Xeer ilaaliyaha iyo gawaarida la socday ayaa qaraxa lala eegtay xilli uu xeer ilaaliyaha u socday shaqo, dhacadad ayaa ka dhacday gurida Xeer ilaaliyaha guud agtiisa.
Qaraxa waxaa ku dhaawacmay xeer ilaaliyaha, Darawalka iyo labo ka mid ah ilaaladiisa.




From the comments