Goobjoog

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Cadaado

Magaalada Cadaado ee gobalka Galgaduud waxaa goor dhaw lagu soo dhaweeyay madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo wafdi uu hogaaminayay. Shariif Xasan iyo wafdigiisa ayaa ka qeybgali…

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Cadaado

Magaalada Cadaado ee gobalka Galgaduud waxaa goor dhaw lagu soo dhaweeyay madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo wafdi uu hogaaminayay.

Shariif Xasan iyo wafdigiisa ayaa ka qeybgali doona caleema saarka madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed.

Ammaanka magaalada Cadaado ayaa ah mid aad loo adkeeyay, waxaana magaaladaasi ku qulqulaya wufuud aad u badan.

Warkaan wixii kusoo kordha kala soco wararkeena kale

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments