Goobjoog

XildhibaanCabdulahi Bantu oo La Dilay

Xildhibaan Cabdulahi Xussen Maxamud Muse Bantu, oo dhawaan lagu badalay aabahiis ayaa hadda lagu dilay degmada Wadajir. Xildhibaankan ayaa la dhaariyay intii lagu jiray kalfadhiga lixaad ee hadda socda kadib…

XildhibaanCabdulahi Bantu oo La Dilay

Xildhibaan Cabdulahi Xussen Maxamud Muse Bantu, oo dhawaan lagu badalay aabahiis ayaa hadda lagu dilay degmada Wadajir.

Xildhibaankan ayaa la dhaariyay intii lagu jiray kalfadhiga lixaad ee hadda socda kadib markii Aabihii Xuseen Maxamud Muse uu xanuun dartii u dhintay.

Wixii Faahfaahin ah: Kala soco

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments