Afhayeen u hadlay dowladda Afganistaan ayaa sheegay in Hogaamiyihii Taalibaan goor hore la dilay balse dhaq-dhaqaaqa ayaan weli ka hadlin.
Marar badan ayaa horay loo sheegay geeriga Mullah Cumar balse waa markii ugu horeysay oo dowladda Afgaanistaan ay sheegto dilka Mullah Cumar.
Dowladda waxaa ay xaqiijineysaa in Mullah Cumar oo ahaa hogaamiyaha Taalibaan uu dhintay labo ama sadex sano ka hor.




From the comments