Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Nicolas Kay ayaa magaalada Muqdisho si wada jir uga furay maanta shir heer Wasiir ah oo la magac baxay Hiigsiga 2016-ka.
Shirkan oo soconaya Laba maalin, waxaa ka hadlay Madaxweynaha dalka Xasan Sheekh iyo Ergeyga Xogheyaha guud ee Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Nicolas Kay.
Madaxweynaha oo ugu horeyntii goobta ka hadlay ayaa soo hadal qaaday in ay wanaagsaneyd in doorasho”Hal qof iyo Hal cod ah ay dalka ka dhacdo 2016-ka balse aanay suuragal aheyn, laakiin ay socoto qaab kale oo doorasho.




From the comments