Goobjoog

War Degdeg ah: Axmed Madoobe oo Baarlamaanka ka Dalbaday In La Kordhiyo Waqtiga Doorashada

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Madoobe ayaa Baarlamaan goboleedka Jubbaland ka dalbaday in la kordhiyo waqtiga la qabanayo doorashada madaxtinimo ee Jubbaland. Axmed Madoobe waxaa uu Baarlamaanka ka hor sheegay…

War Degdeg ah: Axmed Madoobe oo Baarlamaanka ka Dalbaday In La Kordhiyo Waqtiga Doorashada

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Madoobe ayaa Baarlamaan goboleedka Jubbaland ka dalbaday in la kordhiyo waqtiga la qabanayo doorashada madaxtinimo ee Jubbaland.

Axmed Madoobe waxaa uu Baarlamaanka ka hor sheegay in August 15-keeda ay dhaw-dahay si loogu diyaargaroobo doorasho, loona sameeyo Olole, sidaa dareteed uu codsanayo muddo kordhin.

Madaxweynaha Jubbaland waxaa uu Sabtidii sheegay in aan August 15-keeda doorashada ka dib mari doonin, lama oga sababta uu isku badalay iyo xitaa waqtiga uu doonayo in loogu daro.

Wixii warar ah kala soco Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments