Wararka ka imaanaya magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland ayaa ku waramaya in habeenkii xalay ahaa uu isku dhac dhex maray ciidamada Booliiska ee magaaladaasi iyo sidoo kale dad shacab ah oo halkaasi ku dhaqan.
Isku dhacaan oo illaa iyo haatan sababta ka dambesay aan la ogeyn ayaa la sheegay in ciidamada Booliiska Somaliland ay rasaas ku fureen dadkii shacabka ahaa, halkaasina ay ka dhalatay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jira.
Inta la xaqiijiyay Hal qof ayaa rasaastaasi ku geeriyooday, waxaana dhaawacmay Afar kale, sida ay inoo sheegeen dad ku sugan magaalada Hargeysa.




From the comments